Axmed Madoobe oo Fariin Cad hawada usoo mariyay Madaxweyne Farmaajo

Madaxweynaha  Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam oo ka qeyb galaya Munaasabada Sanad guurada labaad ee Doorashada Madaxweynaha Puntland ayaa sheegay in khilaafka ka taagan Arimaha Doorashooyinka ay sal u tahay arinta Gobolka Gedo waxaana uu kugu baaqay Madaxweyne Farmaajo ah inuu la yimaado aragti Caafimaad qabta oo lagu xalin karo Xaalada halkaas ka jirta.   … Continue reading Axmed Madoobe oo Fariin Cad hawada usoo mariyay Madaxweyne Farmaajo